Khasaare lixaad leh oo ka dhashay dagaalo ka socda duleedka degmada Cadale

Faahfaahino ayaa ka soo baxaya dagaal xooggan oo saaka ka bilowday, welina ka socda tuulooyin hoostaga degmada Cadale ee Gobolka Shabeellaha Dhexe, kaasoo  u dhexeeya laba Maleeshiyo beeleed oo halkaas wada dega. Dagaalka oo ka bilowday degaanka Burdheere ayaa haatan uu ku sii fiday degaano hor leh oo hoostaga degmada Cadale iyadoo la isku adeegsanayo … Continue reading Khasaare lixaad leh oo ka dhashay dagaalo ka socda duleedka degmada Cadale